
Wasiirka Deegaanka Somaliland ayaa tababar u furtay qayb ka mid ah shaqaalada wasaaradaasi, tababarkaas oo ku saabsan sida xog dhamaystiran looga uruurinlahaa seerayaasha Dalka. tababarkani wuxuu dabasocdaa mid hore loogu qabtay isu-duwayaasha Gobolada Dalka. faahfaahin dheeraad ah ka daawo Link-gan.
read more