WASIIRKA DEEGAANKA SOMALILAND OO TABABAR U FURTAY QAAR KA MID AH SHAQAALAHA WASAARADAASI

Wasiirka Deegaanka Somaliland ayaa tababar u furtay qayb ka mid ah shaqaalada wasaaradaasi,  tababarkaas oo ku saabsan sida xog dhamaystiran looga uruurinlahaa seerayaasha Dalka.  tababarkani wuxuu  dabasocdaa mid hore loogu qabtay isu-duwayaasha Gobolada Dalka.

faahfaahin dheeraad ah ka daawo Link-gan.

 

 

Share

Leave comment

Subscribe to our Newsletter!

Sign up to receive environmental news and updates!