WASAARADA DEEGANKA G SOOL AYAA SOO QABATAY DUURJOOG SI SHARCI DARA AH LOOGA GANACSANAYO

Wasaarada deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ayaa ku soo badbaadisay agagaarka Laascaanood, magaalo madaxda gobolka Sool, duurjoog si sharci darro ah looga ganacsanay. duurjoogtan oo ka kooban labo hareemacad oo dhal ah.  waxay ay wasaaradu u soo qaaday duurjoogtan sii dabar goaysa xarun wasaaradu leedahay oo lagu xanaaneeyo duurjoogta la soo badbaadiyo ee noocan ah.

wixii faahfaahin ah waxad ka heli kartaa Link-gan

Share

Leave comment

Subscribe to our Newsletter!

Sign up to receive environmental news and updates!