madaxwayne ku-xigeenka Somaliland oo ay wehelinayso wasiirka deegaan-ku ayaa xadhig ka jaray xarun lagu xanaanyn doono hareemacadka

madaxwayne ku-xigeenka Somaliland mudane. Cabdi raxmaan cabdilaahi ismaaciil saylici oo ay wehelinayso wasiirka deegaan-ku Marwo. Shukri Haji Ismaaciil Bandare  ayaa xadhig ka jaray xarun lagu xanaanyn doono hareemacadka. xaruntaas oo ah tii labad ee laga hirgaliyo Somaliland. munaasabadaas ayaa waxa ka soo qaybgalay, sidoo kale, agaasimayaal guud, aqoonyahano, Iyo xubno ka socda haayadaha caalamiga ah oo ay ugu horayso haayada CCF.

faahfaahin dheeraad ah waxaad ka heli doontaa muuqaalkan.

 

Digital Communication Section, MOERD.

Share

Leave comment

Subscribe to our Newsletter!

Sign up to receive environmental news and updates!