Shir 3-maalmood socday oo u dhexeeeyay Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Jamhuuriyada Somaliland, oo lagaga tashanaayay sida wax loogaga qaban lahaa ka-ganacsiga duurjoogta ee xuduudaha isaga tallaaba ayaa soo Dhamaaday

Shir 3-maalmood socday oo u dhexeeeyay Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Jamhuuriyada Somaliland, oo lagaga tashanaayay sida wax loogaga qaban lahaa ka-ganacsiga duurjoogta ee xuduudaha isaga tallaaba ayaa soo Dhamaaday.
Wafdiga Somaliland uga qaybgalay shirka waxa hogaaminaayay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga Mudane, Abdinaasir Axmed Xirsi. Sidoo kale waxa ku Wehelinaayay Badhasaabada gobolada Maroodijeex, Gabiley, Awdal iyo salal, saraakiil Booliska iyo laamaha socdaalka iyo bahda cadaalada Somaliland.
Hadaladii shirkaas laga yidhi waxaad kala socon kartaa page-ka Wasaarada ee Facebook.
https://www.facebook.com/Deegaaan
Share

Leave comment

Subscribe to our Newsletter!

Sign up to receive environmental news and updates!