
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer miyiga Marwo. Shukri Xaaji Ismaaciil (Bandare) ayaa maanta shir u qabatay hawl-wadeeno ka socda wasaaradaha dawlada iyo haayadaha madaxa banaan. kulankaas waxa lagaga hadlay sidii looo xoojin lahaa uruurinta xogta deegaanka heer qaran iyo sidii loola xidhiidhin lahaa xeerarka caalamiga ah ee loogu adeego deegaanka iyo noolaha (rio convention).
read more