Charcoal-video-Training

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer miyiga Marwo. Shukri Xaaji Ismaaciil (Bandare) ayaa maanta shir u qabatay hawl-wadeeno ka socda wasaaradaha dawlada iyo haayadaha madaxa banaan. kulankaas waxa lagaga hadlay sidii looo xoojin lahaa uruurinta xogta deegaanka heer qaran iyo sidii loola xidhiidhin lahaa xeerarka caalamiga ah ee loogu adeego deegaanka iyo noolaha (rio convention).

read more

Agaasimaha guud ee Wasaarada deegaanka iyo horu-marinta reer miyiga Mudane Cabdi naasir Axmed Xirsi ayaa soo afmeeray workshop iyo daraasad loogu talo galay seerayaasha joogtada ah ee qaranku leeyahay. waxa ka soo qayb galay workshop-ka isuduwayaasha dhamaan gobolada dalka,  agaasimo-waaxeeddada  iyo sidoo kale khubaro wasaarad ka tirsan. faahfaahin intan dheer waxaad ka heli kartaa barta

read more

Subscribe to our Newsletter!

Sign up to receive environmental news and updates!