Uncategorized

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer miyiga Marwo. Shukri Xaaji Ismaaciil (Bandare) ayaa maanta shir u qabatay hawl-wadeeno ka socda wasaaradaha dawlada iyo haayadaha madaxa banaan. kulankaas waxa lagaga hadlay sidii looo xoojin lahaa uruurinta xogta deegaanka heer qaran iyo sidii loola xidhiidhin lahaa xeerarka caalamiga ah ee loogu adeego deegaanka iyo noolaha (rio convention).

read more

Wasaarada deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ayaa ku soo badbaadisay agagaarka Laascaanood, magaalo madaxda gobolka Sool, duurjoog si sharci darro ah looga ganacsanay. duurjoogtan oo ka kooban labo hareemacad oo dhal ah.  waxay ay wasaaradu u soo qaaday duurjoogtan sii dabar goaysa xarun wasaaradu leedahay oo lagu xanaaneeyo duurjoogta la soo badbaadiyo ee noocan ah.

read more

Munaasabada Xilwareejinta labada Agaasime guud ee wasaaraadaha Deegaanka iyo arrimaha dabadda oo ka qabsoontay Hotel Mango ee magaalda hargeysa. halkaas oo xilka loogu kala wareejiyay Mudane Cabdi naasir Axmed Xirsi, Agaasimaha cusub ee wasaraada deegaanka iyo Dr. Cabdi Risaaq Jaamac Nuur, Agaasimaha cusub ee wasaraada arrimaha dibedda. waxa xaflada ka soo qayb galay shaqaale waynaha

read more

Subscribe to our Newsletter!

Sign up to receive environmental news and updates!