
#WAR_SAXAAFADEED kasoo baxay wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga oo ku saabsan arrimaha Duurjoogta
read more#WAR_SAXAAFADEED kasoo baxay wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga oo ku saabsan arrimaha Duurjoogta
read moreAgaasimaha guud ee Wasaarada deegaanka iyo horu-marinta reer miyiga Mudane Cabdi naasir Axmed Xirsi ayaa soo afmeeray workshop iyo daraasad loogu talo galay seerayaasha joogtada ah ee qaranku leeyahay. waxa ka soo qayb galay workshop-ka isuduwayaasha dhamaan gobolada dalka, agaasimo-waaxeeddada iyo sidoo kale khubaro wasaarad ka tirsan. faahfaahin intan dheer waxaad ka heli kartaa barta
read moreMunaasabada Xilwareejinta labada Agaasime guud ee wasaaraadaha Deegaanka iyo arrimaha dabadda oo ka qabsoontay Hotel Mango ee magaalda hargeysa. halkaas oo xilka loogu kala wareejiyay Mudane Cabdi naasir Axmed Xirsi, Agaasimaha cusub ee wasaraada deegaanka iyo Dr. Cabdi Risaaq Jaamac Nuur, Agaasimaha cusub ee wasaraada arrimaha dibedda. waxa xaflada ka soo qayb galay shaqaale waynaha
read moreWasiirka Deegaanka Somaliland ayaa tababar u furtay qayb ka mid ah shaqaalada wasaaradaasi, tababarkaas oo ku saabsan sida xog dhamaystiran looga uruurinlahaa seerayaasha Dalka. tababarkani wuxuu dabasocdaa mid hore loogu qabtay isu-duwayaasha Gobolada Dalka. faahfaahin dheeraad ah ka daawo Link-gan.
read more