Charcoal News

November 16, 2020
in Charcoal-News, Charcoal-Photo-Gallery, News In English, News In Somali
Shir 3-maalmood socday oo u dhexeeeyay Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Jamhuuriyada Somaliland, oo lagaga tashanaayay sida wax loogaga qaban lahaa ka-ganacsiga duurjoogta ee xuduudaha isaga tallaaba ayaa soo Dhamaaday
Shir 3-maalmood socday oo u dhexeeeyay Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Jamhuuriyada Somaliland, oo lagaga tashanaayay sida wax loogaga qaban lahaa ka-ganacsiga…

October 1, 2020
in Charcoal-News, Charcoal-video-Gallery, Charcoal-video-Reports, Charcoal-video-Training, News In English, Uncategorized
kulan xog is waydaarsi ah oo ka dhacay xarunta Wasaarada Deegaanka
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer miyiga Marwo. Shukri Xaaji Ismaaciil (Bandare) ayaa maanta shir u qabatay hawl-wadeeno ka socda wasaaradaha dawlada…

August 8, 2020
in Charcoal-News, Charcoal-Photo-Gallery, News In English, News In Somali, Uncategorized, Video Gallery
#WAR_SAXAAFADEED kasoo baxay wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga oo ku saabsan arrimaha Duurjoogta
#WAR_SAXAAFADEED kasoo baxay wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga oo ku saabsan arrimaha Duurjoogta

June 10, 2020
in Charcoal-News, Charcoal-Photo-Gallery, Charcoal-video-Reports, News In English, News In Somali, Uncategorized
W. wasarada deeganka iyo horumarinta reer miyiga ayaa soo kormeertay seerayaasha degmada Ceel-afweyn
W. wasarada deeganka iyo horumarinta reer miyiga ayaa soo kormeertay seerayaasha degmada Ceel-afweyn

March 16, 2020
in Charcoal-News, Charcoal-video-Gallery, Charcoal-video-Training, News In English, News In Somali, Video Gallery
Agasimaha Guud oo soo afmeeray workshop ku saabsanaa seeraha joogtada ah.
Agaasimaha guud ee Wasaarada deegaanka iyo horu-marinta reer miyiga Mudane Cabdi naasir Axmed Xirsi ayaa soo afmeeray workshop iyo daraasad loogu talo…

March 3, 2020
in Charcoal-News, Charcoal-Photo-Gallery, Charcoal-video-Gallery, Charcoal-video-Reports, News In English, News In Somali
madaxwayne ku-xigeenka Somaliland oo ay wehelinayso wasiirka deegaan-ku ayaa xadhig ka jaray xarun lagu xanaanyn doono hareemacadka
madaxwayne ku-xigeenka Somaliland mudane. Cabdi raxmaan cabdilaahi ismaaciil saylici oo ay wehelinayso wasiirka deegaan-ku Marwo. Shukri Haji Ismaaciil Bandare ayaa xadhig ka…

February 20, 2020
in Charcoal-News, Charcoal-Photo-Gallery, Charcoal-video-Gallery, News In English, News In Somali, Uncategorized
WASAARADA DEEGANKA G SOOL AYAA SOO QABATAY DUURJOOG SI SHARCI DARA AH LOOGA GANACSANAYO
Wasaarada deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ayaa ku soo badbaadisay agagaarka Laascaanood, magaalo madaxda gobolka Sool, duurjoog si sharci darro ah looga…

February 4, 2020
in Charcoal-News, Charcoal-Photo-Gallery, Charcoal-video-Reports, News In English, News In Somali, Uncategorized, Video Gallery
Munaasabada Xilwareejinta labada Agaasime guud ee wasaaraadaha Deegaanka iyo arrimaha dabadda oo qabsoontay.
Munaasabada Xilwareejinta labada Agaasime guud ee wasaaraadaha Deegaanka iyo arrimaha dabadda oo ka qabsoontay Hotel Mango ee magaalda hargeysa. halkaas oo xilka…

January 23, 2020
in News In English, News In Somali, Uncategorized, Video Gallery
WASIIRKA DEEGAANKA SOMALILAND OO TABABAR U FURTAY QAAR KA MID AH SHAQAALAHA WASAARADAASI
Wasiirka Deegaanka Somaliland ayaa tababar u furtay qayb ka mid ah shaqaalada wasaaradaasi, tababarkaas oo ku saabsan sida xog dhamaystiran looga uruurinlahaa…
Post Views:
403