Wararkii u Dambeeyay ee Wasaarada

#WAR_SAXAAFADEED kasoo baxay wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga oo ku saabsan arrimaha Duurjoogta
Agaasimaha guud ee Wasaarada deegaanka iyo horu-marinta reer miyiga Mudane Cabdi naasir Axmed Xirsi ayaa soo afmeeray workshop iyo daraasad loogu talo…
madaxwayne ku-xigeenka Somaliland mudane. Cabdi raxmaan cabdilaahi ismaaciil saylici oo ay wehelinayso wasiirka deegaan-ku Marwo. Shukri Haji Ismaaciil Bandare  ayaa xadhig ka…
Wasaarada deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ayaa ku soo badbaadisay agagaarka Laascaanood, magaalo madaxda gobolka Sool, duurjoog si sharci darro ah looga…
Munaasabada Xilwareejinta labada Agaasime guud ee wasaaraadaha Deegaanka iyo arrimaha dabadda oo ka qabsoontay Hotel Mango ee magaalda hargeysa. halkaas oo xilka…
Wasiirka Deegaanka Somaliland ayaa tababar u furtay qayb ka mid ah shaqaalada wasaaradaasi,  tababarkaas oo ku saabsan sida xog dhamaystiran looga uruurinlahaa…
Wasaarada deegaanka iyo Horumarinta reer miyiga ayaa – ayadoo kaashanaysa Police-ka- ku qabatay shalay magaalada Wajaale 10 gaadiid oo siday dhuxul; taas…
Abdirisak-Jama-Nour
  Agaasimaha guud ee wasaarada deegaanka iyo horumarinta reer miiga somaliland, Dr. Abdirsak jaamac nuur (naakhuude) Ayaa aqoon is waydaarsi u furay…
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Qeyb Galay Xuska Maalinta Dhir Beerida Ee Somaliland 14 April 2019

Subscribe to our Newsletter!

Sign up to receive environmental news and updates!